Xeebta Foolmaroodi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Xeebta Foolmaroodiga
Côte d'Ivoire
Calanka Ivory Coast Astaannta Qaranka ee Ivory Coast
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Location of Ivory Coast
Caasimada Abidjan
Luuqada(ha) Looga hadlo faransiis
Dowlada  
 -  Madaxweyne Laurent Gbagbo
 -  Ra'iisul wasaare Guillaume Soro
Area
 -  Total 322,460 km2 km² 
124,502 sq mi sq mi 
 -  Biyo (%) 1.4
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 20,617,068 
Lacagta Afrikada galbeedka CFA franc
Wakhtiga UTC 

Wadanka xeebta foolmaroodiga:(Ingiriis:Ivory Coast Farnsiiska. Côte d'Ivoire).waa dawlad ku taala galbeedka afrika.dhanka bari waxa ay xuduud kala leedahay wadanka.gaana.dhanka galbeedna waxa ay xuduud kala wadaagtaa.dalalka.giniiyo.laybeeriyakoonfurana waxa kaxiga dalalka.mali iyo.burikina faso.koonfurna waxa ay xuduud laleedahay.gacanka.giniya.iyo badwaynta atlantiga.casimada.siyaasadeed ee wadankaasi waa magaalada yamasakuuro.aakiin magaalada wadanka ugu wayni waa abuja.magacani waxa uu ku baxay ganacsadayaal afrikaana ayaa waxa ay ururinjireen fool maroodiga .kadib waxa ay ku iibinjireen xeebaha wadankaas.dalkani waaxa uu u qaybsamaa.58.gobol.

dadka


dadka dagan dalkani waa dadka madaw.waxa .deegaanka lawadaaga dad aad u yar oo cadaana oo gumaystihii farnsiisku uu kaga tagay.waxa kale oo iyana kunool jaaliyado aad u balaadhan oo kayimi dawladaha carabta,sida suuriya iyo lubnaan.waxa lagu qiyasaa in lubnaaniyiinta wadankaas ku nooli ay gaadhayaan.200.000.oo qof.waxa ay leeyihiin ganacsiga ugu wayn ii wadankan.waxa wadankan kunool.qabiilooyin aad ubadan.qabiilooyinka ugu waaween waxa kamida qabiilada.booli.oo ah.%23.dadka wadankaas dagan.luqada rasmiga ah ee ay kuhadlaan dadka wdankaasiwaaluqada faransiiska.

diinta


38.6% waxa ay haystaan diinta islaamka.32.8 %.waxa ay haystaan.diinta kiristanka.halka in u dhaxaysa.11.9 % ay haystaan diimo gudaha dalkaas lagu caabudo.dadgaadhaya.16.7 % diinba mahaystaan.