Lubnaan
- Sidoo kale eeg : Levant
Jamhuuriyadda Lubnaan | |
|---|---|
Heesta qaranka:
| |
| Caasimadda | Beyruut 33°54′N 35°32′E / 33.900°N 35.533°E |
| Luuqadaha rasmiga ah | Carabi[1] |
| Luuqadaha la aqoonsan yahay | Af-Faransiis |
| Dadka | Lubnaan |
| Dawladda | Unitary, parliamentary multi-confessionalist republic[2] |
• Madaxweynaha | Joseph Aoun |
• Raiisul wasaaraha | Najib Mikati |
• Gudoomiyaha Baarlamaanka | Nabih Berri |
| Sharci-dejinta | Parliament |
| Aasaaskii | |
| 1 Sebteembar 1920 | |
• Dastuurka | 23 Maye 1926 |
• Madaxbanaanida | 22 Nofeembar 1943 |
• Waajibkii Faransiisku wuu dhamaaday | 24 Oktoobar 1945 |
• Ka bixitaanka ciidamada Faransiiska | 31 Diseembar 1946 |
| Bedka | |
• Total | 10,452 km2 (4,036 sq mi) (162nd) |
• Biyo (%) | 1.8 |
| Dadka | |
• Qiyaastii 2021 | 5,592,631[3][4] (112th) |
• Cufnaanta | 560/km2 (1,450.4/sq mi) (21st) |
| Wax soo saar (PPP) | Qiyaastii 2024 |
• Wadarta | $88.786 billion[5] (88th) |
• Qofkiiba | $19,128 (80th) |
| Wax soo saar (magac ahaan) | Qiyaastii 2020 |
• Wadarta | $19.915 billion (86th) |
• Qofkiiba | $11,615 (71st) |
| Kobaca (2015) | sarreeya (76th) |
| Lacagta | Lebanese pound (LBP) |
| Saacadda | UTC+2 (EET) |
| UTC+3 (EEST) | |
| Koodhka wicitaanka | +961 |
| Furaha Internetka | .lb |


Lubnaan (Carabi: الجمهوريّة اللبنانيّة) waa mid kamida dawladaha carbeed waxaa ay ku taalaa bariga dhexe waxa ay kaga taalaa qaarada aasiya koonfur galbeed waxa ay xuduud la leedahay wadamada Suuriya, Israaiil iyo Falastiin. Waxa kale oo ay xuduud ku leedahay bada dhexe ama bada cad taariikhda Lubnaan aad ayay u dheertahay waxa ay leedahay.

LebanonTaariikhda iyo Xogta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Lubnaan waxa lagu magacaabi jiray Phoenicia oo hoos timaada Boqortooyada Roomaanka. Qaar ka mid ah macbadyada ugu waaweyn ee Qarniyadii waxay ku yaalliin Heliopolis. Qarnigii siddeedaad Carabtii waxay qabsadeen Foyniya oo ku soo rogeen diintoodii. Laakiin meelo badan oo buuraha ku hadhay Masiixi sida "Maroniit ah".
Lubnaan waxay leedahay laba silsiladood oo buuro ah. Waxay leedahay khad dheer xeeb. Bedka Lubnaan waa 10,452 kilomitir oo laba jibbaaran.
Lubnaan waxay ahayd madaxbanaan ilaa 1943. magaalada caasimadda waa Bayruut.
Dheer oo gaadhaysa ilaa 7000 oosano. Siyaasadda haddii aynu hada lubnaan waa wadan siyaasad ahaan dimuquraadi ah waxa xukunka loo qaybsadaa. Hab diimeed ama madhabeed.inta badan dadka lubnaan waacarab. Waxa ay kalahaystaan Islaam iyo kirista. Kiristanka lubnaana waa mid kaduwan kadawladaha carbta. Oo waxa ay leeyihiin awood balaadhan. Lubnaniyiintu waaydii hore ayay dabadaha u haajiriin caalamkana meelkasta way kajoogaan. Lubnaan waxa ay dagaalo lagashay dawlada yahuuda kadib markii ay yuhuudu ka qabsadeen koonfurta oo dhan sanadii 1982. Mudabadan kadib lubnaan waxa ay koonfurta dib usoo ceshatay sanadii 2000 taasna waxaa sabab u ahaa xisbiga xisbulah.oo dhuunta u galay dawalda yuhuuda. Dagaalkaa yahuuda kasakaw lubnaan waxa kadhacay dagaalo sokeeye, oo aad udarnaa badhtamihii todobaataneeyadii ilaa dhamaadkii sideetameeyadii 2900 sano kahor miladiga waxa magaca lubnaan 12 jeer lagu sheegay gabayo xiligaas latiriyay.
Cedar waa calaamadaha qaranka.
Dadweynaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ku dhawaad 5.2 milyan oo qof ayaa ku nool Lubnaan.[7]
Ku dhawaad 14 milyan oo qof oo Lubnaaniyiin ah ayaa ku nool meel ka baxsan Lubnaan. [8]
Gobolada iyo Degmooyinka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Beirut Governorate
- Maamulka Beyruut looma qaybin degmooyin wuxuuna ku kooban yahay magaalada Beyruut
- Gobolka Nabatieh (Jabal Amel)
- Gobolka Beqaa
- Baalbek
- Hermel
- Rashaya
- Western Beqaa (al-Beqaa al-Gharbi)
- Zahle
- Gobolka Waqooyi (al-Shamal)
- Mount Lebanon Governorate (Jabal Lubnan)
- South Governorate (al-Janoub)

Xubin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waddanmaha degaan Lubnaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Lebanon 5,592,631+
Arab League 1,500,000+
Italy 12,000+
France 20,000+
Turkey 10,000+
United Kingdom 10,000+
Kuwo kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- ↑ Article 11 of the Constitution of Lebanon states: "Arabic is the official national language. A law shall determine the cases in which the French language can be used.
- ↑ "The Lebanese Constitution" (PDF). Presidency of Lebanon. Archived from the original (PDF) on 19 Jannaayo 2012. Retrieved 20 Agoosto 2011.
{{cite web}}: Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ ""World Population Prospects 2022"". population.un.org. United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division. Retrieved July 17, 2022.
- ↑ "World Population Prospects 2022: Demographic indicators by region, subregion and country, annually for 1950-2100" (XSLX). population.un.org ("Total Population, as of 1 July (thousands)"). United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division. Retrieved July 17, 2022.
- ↑ International Monetary Fund
- ↑ "2016 Human Development Report" (PDF). United Nations Development Programme. 2016. Retrieved 23 March 2017.
- ↑ "The World Factbook". CIA. United States government. July 2021. Archived from the original on 2021-01-11.
- ↑ "The Lebanese Diaspora: An Exploration of Assimilation and Success in the United States". March 2018.
- ↑ Massive Explosion in Beirut, Lebanon
