Daylight saving time

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Daylight Saving Time

Daylight Saving Time oo af-Soomaali noqonaysa Badbaadinta Wakhtiga Iftiinka Maalinta waa nidaam la isticmaalo xiliga gu'ga ah si wakhtiga maalinta u dheeraado ayadoo wakhtiga saacada laga reebayo hal saac.

Badbaadinta Wakhtiga Iftiinka Maalinta waxaa laga isticmaalaa wadanada reer galbeedka ah.