Dhibaato Lubnaan

Ka Wikipedia

4 Agoosto 4, 2020, qarax xooggan ayaa ka dhacay dekedda Beirut ee caasimadda Lubnaan. Waxay sababtay burbur weyn, dad badan ayaa ku dhintay kumanaanna waa ku dhaawacmeen[1]

 Lebanon 1.1 Kilton Qarax

Dhaqaalaha Lubnaan. Sicir bararka lacagta, iyo dawo la'aanta, Saliida iyo Gaaska, deymaha dalal kala duwan ka yimid oo aan la bixin, Lubnaan waxay leedahay soo galooti badan oo ka imanaya Suuriya iyo Ciraaq.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]