Mongolia
- Bogga "Mongoliya" halkan ayaa laga soo toosiyay."
Coordinates: 46°N 105°E / 46°N 105°E
Mongolia jamhuuriyada Mongolia |
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Astaanta Calanka Calanka Mangooliya |
||||
[[Image: Mongγol ulus Монгол улс Mongol uls|250px|center|Location of Mongolia]] |
||||
- | Madaxweyne | Tsakhiagiin Elbegdor | ||
- | madaxwayne kuxigeen | Sükhbaataryn Batbold | ||
Ka xoroobey | Gumeystihii Shiinaha | |||
- | Taariikhda | 26 Juun, 1960 | ||
Area | ||||
- | Total | 1,564,115.75 km2 (19th) km² 68000 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 1.6 | ||
Cadadka Dadka | ||||
- | 2008 qiyaas | 2,754,685[3] 03 | ||
Wakhtiga | (UTC+7 to +8[6][7][8]) |
Mongoliya (Afka Mangoliyaan: Монгол Улс/Mongol Uls) waa dawlad kutaala bariga badhtamaha aasiya waxa ay u dhaxaysaa wadamada Ruush iyo Shiinaha waxaana u caasimada magaalada Ulan Bator waxa ay kujirataa meel xidhan mana laha wax dakada amaba meelna bad ugama dhawa.mangoliya waxa gumaysanaysay waedanka shiinaha intii u dhaxaysay 1691 ilaa 1911 kadib waxa gacanta kudhigay wadankii Midowga Sofiyet 1919 ilaa 1929 kadib waxa ay madaxbanaani qaadatay sanadii 1929 laakiin waxa ay kuxidhnayd midawgii saofiyet ilaa intii uu kadhacay 1990.mangoliya waxa lagaga hadlaa luqada rasmiga ha ee wadanka oo looyaqaano Lahalah luqada ugu isticmaalka badani waa luqada ruushka.
Dhulka iyo dadka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]masaafada wadanka mangooliya waxa aygaadhaysaa 1,565,000 kiiloo mitir oo isskuwareeg ah waana wadan aad uwayn. laakiin dadka kunool mangooliya marka looeegoo wadankooda oo aad iyo aad uwayn iyagu waxa ay gaadhayaan sadax milyan oo qof waana dad aad uyar.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |