Jump to content

Aasiya

Ka Wikipedia
Aasiya
Muuqaalka goobada dunida oo ka dhex muuqato Aasiya iyo qayb ka mi dah Afrika iyo Yurub.
Baaxada44,579,000 km2 (17,212,000 sq mi)[1]
Dadka4,164,252,000 (1aad)[2]
Miisaanka Dadka87/km2 (225/sq mi)
MagacaAasiyaan
Wadanada48 xubnoo oo ka tirsan QM iyo 6 wadan (list of countries)
Ku tiirsan
Deegaano La Aqoonsan
LuuqadahaLuuqadaha Aasiya
WakhtiyadaUTC+2 to UTC+12
Internet TLD.asia
Caasimad ugu WaynLiiska magaalooyinka ugu waaweyn Aasiya
Liiska caasimadaha Aasiya


Kariirada Aasiya
China
China
China
Indonesia
Indonesia
Japan
Japan
South Korea

Aasiya (Eeshiya, Af Ingiriis : Asia; Af-Carabi: آسيا; /ˈʒə, ˈʃə/ ) waa qaarada ugu weyn Dhulka iyo tan ugu dadka badan leh, taasi oo dhacda meel u dhaxaysa dhamaan qaaradaha kale ee dhulka. Qaarada Aasiya waxay ku fadhidaa dhul baaxadiisu le'eg tahay 44,579,000 square kilometres (17,212,000 sq mi), taasi oo u dhiganta ilaa 30% dhulka Dunidan iyo 8.7% oogada sare ee meerahan. Intaas waxaa dheer, qaaradan waxaa ku dhaqan shacabka ugu badan ee aduunka taasi oo gaadhsan 4.4 bilyan (labada wadan ee ugu dadka badan waa Hindiya iyo Shiinaha).[3] Waxaa xusid mudan iyadna in qaarada Aasiya ay ka dhismeen boqortooyooyinka ugu horeeyay ee aadamuhu sameeyaan. Guud ahaan, qaarada Aasiya waxaa dhinaca bari ka xiga Badweynta Baasifik, koonfurta waxaa ka xigta Badweynta Hindiya, dhinaca waqooyi waxaa ka xiga Badweynta Arktik. Aasiya waxay dhinaca ku haysaa qaarada Yurub, halkaasi oonu jirin wax dabiici ah oo labada qaaradood kala sooca. Laakiin sida ku xusan sharciyada caalamiga ee xuduudaha qaarada Aasiya xadkeedu wuxuu ka bilaabmaa bariga Gacanka Suweys, webiga Yural, iyo Buuraha Yural.[4] Aasiya waa qaarada ugu weyn aduunka isla markaana ugu dadka badan dhamaan caalamka. Buurooyinka ugu weyn aduunka waxee ku yaalaan qaaradan.

Sido Kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

target:Aasiya

  1. National Geographic Family Reference Atlas of the World. Washington, D.C.: National Geographic Society (U.S.). 2006. p. 264.
  2. "Continents of the World". The List. Worldatlas.com. Archived from the original on 22 July 2011. Retrieved 25 July 2011. {{cite web}}: Unknown parameter |deadurl= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. "The World at Six Billion". UN Population Division. Archived from the original on March 5, 2016. {{cite web}}: Unknown parameter |deadurl= ignored (|url-status= suggested) (help), Table 2
  4. National Geographic Atlas of the World (7th ed.). Washington, DC: National Geographic. 1999. ISBN 978-0-7922-7528-2. "Europe" (pp. 68–9); "Asia" (pp. 90–1): "A commonly accepted division between Asia and Europe is formed by the Ural Mountains, Ural River, Caspian Sea, Caucasus Mountains, and the Black Sea with its outlets, the Bosporus and Dardanelles."