Abkhazia

Ka Wikipedia
Abkhazia
Abkhazia

Abkhazia ⟨Afka Abkhaziga (Аҧсны) Af joorjiyaan (აფხაზეთი) Af Ruush (Абха́зия)⟩ Waa goob wali laysku haysto,waxa ay kutaalaa Xeebta Bari ee Bada madaw waxa ay ka goday wadanka Joorjiya sandkii 1991 laakiin waxa kadanbayyay muran iyo isqabsi faro badan oo keenay dagaalo dhex maray labada dhinac. Jamhuuriyadani mahaysato ictiraaf balaadhan amaba loodhanyahay, waxa ictiraafay kaliya ilaa hada wadamada Ruushka Nikaragua Fanansuwela iyo Nauru waxa kale oo ictiraafsan wadanka gooni isutaaga ah ee aan la ictiraaf ee lagu magacaabo Koonfur Ossetia.

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]