Badda Madow

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Bada madaw)
U bood: gooshitaan, raadi
Badda Madoow
Black Sea
Map of the Black Sea with bathymetry and surrounding relief.svg
Meesha dhacdo 44°N 35°E / 44°N 35°E / 44; 35Isuduwe: 44°N 35°E / 44°N 35°E / 44; 35
Nooca Bad
Ka soo qulqula Danube, Dnieper, Rioni, Koonfurta Bug, Kızılırmak
Dhexmara Bosphorus
Wadanka biyo fadhiisiga Bulgaria, Georgia, Romania, Russia, Turkey, Ukraine
Max. length 1,175 km (730 mi)
Baaxada biyaha 436,402 km2 (168,500 sq mi)
Qotoda 1,253 m (4,111 ft)
Ugu godan 2,212 m (7,257 ft)
Cabirka biyaha 547,000 km3 (131,200 cu mi)
Gasiirad Marmara Island, Avşa, İmral, Prince Islands, Paşalimanı iyo Ekinlik Island
Bada madaw

Bada Madaw (Af-Ingiriis: black sea; Af-Carabi: البحر الأسود) waa bad ku taala koonfur bari qaarada Yurub iyo Aasiyada dhexe waxa ay kula xidhiidhaa bada dhexe ee ee cad. kinaalka loo yaqaanmo bosfoor iyo bada marmarka waxa kale oo ay la xidhiidhaa bada looyaqaanoo asoof waxa ay kala xidhiidhaa kinaalka. Kertish wabiyada ugu waawayn ee ku shuba bada madaw waxa ugu waawayn wabiga daanoob]. masaaxad bada madaw waxa ay kabadantahay 24 kun klm oo isku wareega.dhirerkiida hoostuna waxa uu gaadhaa 2210 mitir. Dawladaha hadheeya bada madaw waxa ay yihiin dawladahan. ukrain ruushka turki bulgaariya iyo roomaaniya. magaalooyinka ugu caansan ee kuyaala bada madaw waxa kamida.Istanbuul daraabsoon.bada madaw waxa ay kamidtahay badaha caalamka ugu waawayn

bada madaw waxa ay isku xidhaa qaaradaha yurub iyo asiya bada madaw waxa ay kulmisaa wadamo aad ubadan

Qoraalo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: