Badweyn
Jump to navigation
Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan biyaha badaha waaweyn ee dhulka. adeegsi kale, eeg Badweyn (faah faahin).
| ||||
Maabka badaha ugu waaweyn aduunka: Badweynta Atlantik, Badweynta Baasifik, Badweynta Arktik, Badweynta Hindiya, Badweynta Koonfured iyo muuqaalka badaha aduunka ee dhulka. | ||||
Badweynta Aduunka |

Oogada sare ee Badweynta Atlantika
Badweyn (ingiriis: Ocean) waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 2/3 oogada dhulka[1]. Badweyn waa bad aad u baaxad weyn.
Guud ahaan waxa jira shan badwayn dunidan aan ku nool nahay, kuwaas oo kala ah:
- Badweynta Hindiya
- Badweynta Atlantika[2]
- Badweynta Baasifig
- Badweynta Antaraktika
- Badweynta Araktika
Sidoo kale, waxaa jira tiro badan oo bado[3] yaryar ah, sida:
Qoraalo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ [www.mapsofworld.com/world-top-ten/world-top-ten-largest-oceans-and-sea-map.html Maps of the World Website.]
- ↑ [https://en.m.wikipedia.org/wiki/Pacific_Ocean.html Pacific Ocean, by Wikipedia]
- ↑ [http://geography.about.com/library/cia/blcpacific.htm Main Oceans of the world, by Geography Nation].