Badda Marmara

Ka Wikipedia
Bada Marmara
Marmara Denizi
Maabka bada Marmara
Meesha Europe and Asia
Meesha dhacdo 40°41′12″N 28°19′7″E / 40.68667°N 28.31861°E / 40.68667; 28.31861Coordinates: 40°41′12″N 28°19′7″E / 40.68667°N 28.31861°E / 40.68667; 28.31861
Nooca Bad ku taal beri
Ka soo qulqula Webiga Simav, Biga Çayı, Nilüfer River
Dhexmara Dooxooyinka Turkiga
Baaxada 11,500 km2 (4,400 sq mi)
Wadanka biyo fadhiisiga Turkey
Baaxada biyaha 11,350 km2 (4,380 sq mi)
Qotoda 494 m (1,621 ft)
Ugu godan 1,370 m (4,490 ft)
Cabirka biyaha 3,378 km3 (810 cu mi)
Gasiirad Marmara Island, Avşa, İmral, Prince Islands, Paşalimanı iyo Ekinlik Island
Deegaanka Istanbul, Bursa, İzmit, Tekirdağ, Balıkesir, Çanakkale, iyo Yalova
Badda marmara

Badda Marmara (Af Ingiriis : ; Af Carabi : ar‎; Af Turki : Marmara Denizi; loogu dhawaaqo: /mərə/) waa bad u dhexeysa wadanka Turkiga labadiisa dhinac ee kala xiga qaarada Yurub iyo Aasiya kala xiga, kanaalka Bosfoor ayaa ku xira Badda Madow dhanka woqooyi, kanaalka Dardaniilna koofur galbeed ayuu kaga xiraa bada kale ee iija ama Aejen. wareegeedu wxuu gaarayaa 11 km iskuweer ah, balarkeeduna ilaa 65km,.

Intaas waxaa dheer, bada Marmara waxay leedahay gacan dhex mara caasimada Istanbul taasi oo magaaladaas u qeybisa labada dhinac ee kala raacsan qaaradaha Yurub iyo Aasiya. Guud ahaan biyaha badan waxay ku fadhiyaan baaxad dhan 11,350 km² (280 km x 80 km)[1] with the greatest depth reaching 1,370 m (4,490 ft).

Sawiro

Qoraalo Kale


Xigasho


Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: