Bursa

Ka Wikipedia
Bursa
Magaalada Bursa
Kor kasoo bilow dhanka bidix: Faras Magaalaha Bursa, Midig Kore: Xarunta Ganacsiga Zafer Plaza AVM;
Bidix Dhexe: Buundada Irgandı, Dhexda: Taalada Atatürk, Midig Dhexe: Bursa Clock Tower;
Bidix Hoose: Jardiinaha Bursa Botanical, Midig Hoose: Mgaalada oo Kor laga Sawiray
Bursa is located in Earth
Bursa
Bursa
Dowlada
 • Duqa magaaladaRecep Altepe (AKP)
Joogga
100 m (300 ft)
Tirada dadka
(2014)
 • Dhammaan1,957,247
 • Xagaa (DST)UTC+3 (EEST)
Websitewww.bursa.bel.tr

Bursa (Af Carabi : ar‎; Ku dhawaaqa Af-Turki[Bursa]) waa magaalo ku taala wuqooyiga wadanka Turkiga waana xarunta isla gobolka Bursa. Waa magaalada afraad ee ugu waaweyn magaalooyinka dalkaasi islamarkaana ugu hormarsan haday noqoto dhaqaale, warshaddo, waxbarasho. Bursa waa magaalada ugu warshadaha badan guud ahaan dalka Turkiga waxayna gaar ahaan caan ku tahay warshadaha gawaarida iyo isbeerka iyo dhammaan gaadiidka kala duwan sida Tareenada iwm.

Bursa panoraması

Isboortiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalada Bursa waa hoyga kooxda caanka ah ee Bursaspor oo ka dheesh heerka 1aad ee horyaalka kubbadda cagta Super Lig ee Turkiga, waxayna kuguulaystay horyaalka dalka Turkiga xili-ciyaareedkii 2009-10. Waxayna ka dhisantahay Garoonka Kubadda-Cagta ee Timsah Arena, garoonkaas oo qaada inkabadan 43,877 oo taageere.

Sidoo Kale Fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]