Bursaspor
Appearance
40°11′0″N 29°03′0″E / 40.18333°N 29.05000°E
| Magaca oo dhameestiran | Bursaspor Kulübü Derneği | |||
|---|---|---|---|---|
| Naaneys | Yeşil Timsahlar (Green Crocodiles) | |||
| La aasaasay | 1 Juun 1963 | |||
| Garoon | Bursa Metropolitan Stadium | |||
| Awoodda | 43,361 | |||
| Gudoomiyaha | Ömer Furkan Banaz | |||
| Maamulaha | İsmail Ertekin | |||
| Website | Club home page | |||
| ||||
Bursaspor Waa koox-banooni oo ka dhisan magaalada Bursa ee dalka Turkiga. Kooxdani waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1963dii, waxayna ka mid tahay kooxaha ugu waawyn uguna taageerayaasha badan guud ahaan dalkaasi.
