Jump to content

Antalya

Ka Wikipedia
Antalya
Magaalada Antalya
Kor kasoo bilow dhanka bidix: 1. Düden Waterfalls, 2. Masaajidka Yivliminare, 3. Jardiinaha Falez, 4. Xeebta Konyaaltı, 5. Ganjeela Hadrian iyo 6. Hıdırlık Tower .
Kor kasoo bilow dhanka bidix: 1. Düden Waterfalls, 2. Masaajidka Yivliminare, 3. Jardiinaha Falez, 4. Xeebta Konyaaltı, 5. Ganjeela Hadrian iyo 6. Hıdırlık Tower .
Map
Dawladda
  Duqa magaaladaMenderes Türel (AKP)
Joogga
30 m (100 ft)
Dadka
(2014)
  Warta
1,203,994
  Xagaaga (DST)UTC+3 (EEST)
Websaydhkawww.antalya.bel.tr

Antalya (Af Carabi: أنطاليا; Ku dhawaaqa Af-Turki: [anˈtalja]) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Turkiga waana caasimadda gobolka isla gobolka Antalya. Waa magaalo xeebeed ku taalo Badda Mediterreneanka waxayna caan ku tahay dalxiiska iyo ganacsiga waxaana lagu naaneesaa caasimada dalxiiska iyo fasaxyada dalka Turkiga.

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]