Jump to content

Mersin

Ka Wikipedia
Mersin
Magaalada Mersin
Goobo kala duwan oo Mersin ka tirsan
Goobo kala duwan oo Mersin ka tirsan
Map
Wadanka Turkey
DeegaankaBada Mediterraniyanka
GobolkaMersin
DegmoAkdeniz, Mezitli, Toroslar, Yenişehir
Dawladda
  Duqa MagaaladaBurhanettin Kocamaz (MHP)
Joogga
10 m (30 ft)
Dadka
(2014)[1]
  Warta
955,106
Aagga waqtigaUTC+2 (EET)
  Xagaaga (DST)UTC+3 (EEST)
Boostada
33XXX
Koodhka goobta(+90) 324
Licence plate33
WebsaydhkaMersin

Mersin (Af Turki : Mersin; Af Carabi: مرسين; sidoo kale waxaa loo yaqaanaa İçel) waa magaalo weyn oo ku taalo Bada Mediterraniyanka ee dalka Turkiga. Mersin waxaa ku nool in ka badan hal milyan oo qof waxaana ku taalo Dakadda ugu weyn guud ahaan wadanka Turkiga.

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Turkey: Major cities and provinces". citypopulation.de. Retrieved 2015-02-08.