Duq

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Duqa)
Haku khaldin eryga "Gaboow"

Duq (Af Ingiriis : elder; la macno ah Waayeel) waa qof ama shey da' weyn leh. Duq waa wax kasta oo intii mudo ah jiray kaasi oo noqon kara dad, xoolo, noole, dhir, shey ama walax.

Sidoo kale loo isticmaala[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Ciwaan ahaan: derajo sare qof leh, taasle ahaan Duqa magaalada.
  • Astaan ahaan: in lagu asteeyo dad waayeel ah, tusaale ahaan Duqeyda Gobolka.
  • Duq (diin ahaan): diimaha qaar (sida Masiixiga) qofka la qadariyo ee xikmada badan ayaa lo yaqaan Duq.

Ku caan ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: