Noole

Ka Wikipedia
Bogan waa mid ku saabsan guu ahaan noolaha. Haku khaldin "nolol"

Noole (Af Ingiriis : Living Thing) waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta kaas oo ku nool oogada [1] ama meere kale.

Ereyga Noole waxa soo hoos-gala dhamaan wixii naf ku jirto.

Noolaha waxaa ka mid ah dhamaan xayawaanka oo dadku ka mid yahay, dhirta, baakteeriyada, fungiga iwm.

Noolahu wuxuu sameeyaa dhaqdhaqaaq iyo xarakaad, waxuuna u baahan yahay hawo, biyo iyo cunto si uu u koro isla markaana u sii noolaado. Noolaha qaar, sida geedaha waxay u baahan yihiin awooda ileyska qoraxda si uu u sameeysto cunto isla markaana u sii noolaado. noolahu wuxuu leeyahay astaamo kala duwan

Waxa lid ku ah kalmada Ma Noole oo lagu qeexo dhamaan waxyaabaha bila nafta ah.

Dhoobo baa binuʼaadanka laga sameeyay.

Qeeybaha Noolaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Boqortooyooyinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sida la isku raacay waxaa jira ilaa shan (ama lix) kooxood oo ka tirsan boqortooyo (biyoloji), kuwaasi oo kala ah:


Noole

Boqortooyo Dhir



Boqortooyo Xayawaan



Boqortooyo Brotist



Boqortooyo Bakteriya



Boqortooyo Fungi




Kala Duwanaanta Noolaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jiritaanka Noole[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. It's Very good