Jump to content

Rubad

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Naf)

Naf

Rubad (ingiriis: Soul; Carabi: روح) ruuxda ku jirta Noolaha. Naftu waa ruux Ilaahay geliyo noolaha, taas oon la arki karin, lana taaban karin.

rubad waa furaha nolosha dhamaan xayawaanka, taas oo markuu dhasho ilaa inta uu ka dhimanayo ku jirta.

Rubad markey ka baxdo dadka waxaa soo baxa mayd.

Markaan dhimanno rubaddeena jidhka kama baxdo. Dhoobo baa binuʼaadanka laga sameeyay. Markuu jidhkeennu dhinto waxba naga ma sii noolaado. Ma nihin naf ku dhex nool jidh. Markaynu dhimanno maskaxdeennuna way dhimataa oo fekradaheenna way baabbaʼaan.