Noole

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Category:Noole)
U bood: gooshitaan, raadi
Bogan waa mid ku saabsan guu ahaan noolaha. Haku khaldin "nolol"

Noole (Af-Ingiriis: Living Thing) waa wax walba oo naf leh, dhaq-dhaqaaqi kara, soo dhasha, jidhkiisu koro isla markaana dhinta kaas oo ku nool oogada dhulka ama meere kale.

Ereyga Noole waxa soo hoos-gala dhamaan wixii naf ku jirto.

Noolaha waxaa ka mid ah dhamaan xayawaanka oo dadku ka mid yahay, dhirta, baakteeriyada, fungiga iwm.

Noolahu wuxuu sameeyaa dhaqdhaqaaq iyo xarakaad, waxuuna u baahan yahay hawo, biyo iyo cunto si uu u koro isla markaana u sii noolaado. Noolaha qaar, sida geedaha waxay u baahan yihiin awooda ileyska qoraxda si uu u sameeysto cunto isla markaana u sii noolaado.

Waxa lid ku ah kalmada Ma Noole oo lagu qeexo dhamaan waxyaabaha bila nafta ah.

Qeeybaha Noolaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Boqortooyooyinka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sida la isku raacay waxaa jira ilaa shan (ama lix) kooxood oo ka tirsan boqortooyo (biyoloji), kuwaasi oo kala ah:


Noole

Boqortooyo Dhir



Boqortooyo Xayawaan



Boqortooyo Brotist



Boqortooyo Bakteriya



Boqortooyo Fungi




Kala Duwanaanta Noolaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Jiritaanka Noole[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: