Brotista
- Kani waa maqaal ku saabsan koox ka mid ah noolaha.
| Brotista | |
|---|---|
| Kala soocida cilmiga ah | |
| Xukun: | Eukarya |
kala saarka waa lagu kala duwan yahay | |
Brotista (Af Ingiriis: Protist; Af Carabi: طلائعيات; loogu dhawaaqo: /ˈproʊt[invalid input: 'ɨ']st/) (magaca Saynis paraphyletic) waa koox balaadhan oo noole ka tirsan silsilada boqortooyooyinka nolosha. Brotista waa noole yar (ili-maqabatay ah) leh hal unug, kaasi oon lahayn waslad (ama xubno is-heystaa ama iskuxidhan). Wakhtiyadii hore waxaa kooxdan lagu dari jiray dhinaca boqortooyada Brotistai, laakiin xadaarada iyo Sayniska cusub ee maanta waxaa loo aqoonsaday in Brotista ka tirsan tahay lafdhabar la'leyda (noolaha aan lahay lafdhabarka).[2][3][4] Eray u dhigma Protoctista ayaa loo adeegsadaa noolahaan hay'ado iyo machadyo kala duwan.[5][6][7]
Qeybaha Boqortooyooyinka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]In kastoo kala qeybinta kooxaha boqortooyada ee biyoloji lagu kala duwan yahay, wadanka Maraykanka iyo Kanada waxay qeybahaasi ka dhigaan ilaa lix kooxood (Xayawaan, Dhir, Fungi, Brotista, Arjaeya, Bakteriya); halka wadanada ay ka mid yihiin Ingiriiska, Hindiya, Australia, Latin Amerika, meelo badan oo Afrika ah iyo wadano kale waxay aqoonsadeen kaliya shan koox oo ka tirsan boqortooyada, kuwaasi oo kala ah: Xayawaanka, Dhirta, Fungiga, Brotistaha iyo Bakteriyada.[8]
| |
| ||||||||||||||||||
Qoraalo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Adl Sina M.; et al. (2012). "The revised classification of eukaryotes" (PDF). Journal of Eukaryotic Microbiology. 59 (5): 429–514. doi:10.1111/j.1550-7408.2012.00644.x. Archived from the original (PDF) on 2013-12-16. Retrieved 2015-12-27.
{{cite journal}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Gooday, A. J. (2003). "Benthic foraminifera (Protista) as tools in deep-water palaeoceanography: Environmental influences on faunal characteristics". Advances in marine biology. 46: 1–90. doi:10.1016/s0065-2881(03)46002-1. PMID 14601411.
- ↑ Kirk, N. L.; Ritson-Williams, R.; Coffroth, M. A.; Miller, M. W.; Fogarty, N. D.; Santos, S. R. (2013). "Tracking Transmission of Apicomplexan Symbionts in Diverse Caribbean Corals". PLoS ONE. 8 (11): e80618. doi:10.1371/journal.pone.0080618. PMC 3833926. PMID 24260438.
{{cite journal}}: CS1 maint: article number as page number (link) CS1 maint: unflagged free DOI (link) - ↑ Zhao, Y.; Gentekaki, E.; Yi, Z.; Lin, X. (2013). "Genetic Differentiation of the Mitochondrial Cytochrome Oxidase c Subunit I Gene in Genus Paramecium (Protista, Ciliophora)". PLoS ONE. 8 (10): e77044. doi:10.1371/journal.pone.0077044. PMC 3812207. PMID 24204730.
{{cite journal}}: CS1 maint: article number as page number (link) CS1 maint: unflagged free DOI (link) - ↑ Miloslavich, P.; Díaz, J. M.; Klein, E.; Alvarado, J. J.; Díaz, C.; Gobin, J.; Escobar-Briones, E.; Cruz-Motta, J. J.; Weil, E.; Cortés, J.; Bastidas, A. C.; Robertson, R.; Zapata, F.; Martín, A.; Castillo, J.; Kazandjian, A.; Ortiz, M. (2010). "Marine Biodiversity in the Caribbean: Regional Estimates and Distribution Patterns". PLoS ONE. 5 (8): e11916. doi:10.1371/journal.pone.0011916. PMC 2914069. PMID 20689856.
{{cite journal}}: CS1 maint: article number as page number (link) CS1 maint: unflagged free DOI (link) - ↑ Martínez-Girón, R; Ribas-Barceló, A (2007). "Pitfall in sputum cytology: Protoctista resembling adenocarcinoma cells". Diagnostic Cytopathology. 35 (1): 32–3. doi:10.1002/dc.20584. PMID 17173305.
- ↑ Osaka, T; Beika, A; Hattori, A; Kohno, Y; Kato, K. H.; Mizutani, T (2003). "The protozoa dinoflagellate Oxyrrhis marina contains selenoproteins and the relevant translation apparatus" (PDF). Biochemical and Biophysical Research Communications. 300 (1): 236–40. doi:10.1016/S0006-291X(02)02806-1. PMID 12480549. Archived from the original (PDF) on 2016-03-03. Retrieved 2015-12-27.
{{cite journal}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163) http://savenhshomeopathy.org/wp-content/uploads/2012/09/Huber-Definition-Health-BMJ-21.pdf Archived Oktoobar 19, 2020 // Wayback Machine
- CS1 errors: unsupported parameter
- Articles with 'species' microformats
- Ill-formatted IPAc-en transclusions
- CS1 maint: article number as page number
- CS1 maint: unflagged free DOI
- Commons link is locally defined
- Gumud
- Aqoon
- Waxbarsho
- Bayoloji
- Geedaha
- Saynis
- Dhir
- Qeybaha Geedka
- Noole
- Juqraafi
- Kheyraadka Dabiiciga
- Dhul
- Xayawaan
- Cilmi