Saanac (Dhakhtar)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Dhakhtar)
Saanac ama Dhakhtar (Af Ingiriis : Doctor; loo soo gaabiyo: Dr.) waa magac horgale ah oo dad kala duwan lagu magacaabo, inta ugu badan dad aqoon heersare ah u leh caafimaadka iyo cilmi kale oo muhiim ah.
Dadka Lagu Magacaabo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Dhakhtar (ciwaan), qof heysta shahaado aqoon aad u sareeysa
- Dadka khubarada ah ee "dhakhtar" lagu magacaabo waxaa ka mid ah:
- Dhakhtar caafimaad (Physician)
- Dhakhtar qaliin Surgeon)
- Dhakhtar cunto (Veterinarian)
- Dhakhtar kimisteri (Chemist)
- Dhakhtar fisikis (Physicist)
- Dhakhtar sharci (Barrister)