Caafimaad

Ka Wikipedia

Caafimaad (Af Ingiriis : Health; Af Carabi : ar‎) waa derajada shaqo metaboliisamka ee walax nooli leedahay. Marka laga hadlayo dadka waa heerka awood ee qof leeyahay ayadoo laga eegayo awooda muuqaal, maskaxeed iyo xarakaadka waajehida iyo maamulka nolosha maalinle.[1] Sida ku qeexan axdiga sharciga Hayada Caafimaadka Aduunka (WHO) ee la sameyay 1948, caafimaadku waa: "waa marxalad dhamaystiran oo muuqaal, maskax, xidhiidh bulsho iyo habdhaqan dhamaystiran ee qof leeyahay, taasi oo xor ka ah xanuun iyo dhibaato.

Waan inaan caafimaadkeenna ilaalino. Balwadda sida sigaarka iyo daroogada iska ilaali. Iska ilaali ciyaaraha iyo madaddaalada dulmiga leh. Haddii aan is nadiifino jirrooyin badan baan iska ilaalin karnaa.

Qoraalo muhiim ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sidee Buu Adduunku Noqon Doonaa?[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhowaan dunida jannay noqon doontaa: Weligaaba caafimaad fiican baa qabi doontaa; qofna ma jirran doono. Mar dambe ma jiri doonaan gaboobid, curyaannimo iyo dhimasho: “Oo kan halkaas deggan ma odhan doono, Waan bukaa.” Ilaahay “indhahooda ilmo kastuu ka tirtiri doonaa, oo dhimashona mar dambe ma jiri doonto, oo mar dambena ma jiri doonaan murug iyo oohin iyo xanuun toona.”

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. "Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163)" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2020-10-19. Soo qaatay 2015-12-26.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)