Ma Noole

Ka Wikipedia

Ma Noole[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ma Noole (Ingiriis: Non-Living Thing) waa wax walba oo billaa naf ah, aan xarakaad samayn karin isla markaasna laga hello oogada dhulka ama meere kale.

Ma Noole waxa lid ama ka soo horjeed ku ah kalmada Noole oo lagu qeexo dhamaan wixii naf ku jirto.

Qeeybaha Ma Noolaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Kala Duwanaanta Ma Noolaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]