Da'
Appearance
Da' (Af Ingiriis : ageing; Af Carabi: شيخوخة) waa nidaamka jidhka noolaha u koro intii wakhti ah isla markaana u gaboowo. Nooluhu marka uu weynaado ee intii mudo ah joogo wuxuu noqdaa "Duq" taasi oo saynis ahaan u taagan isbedelka ku imanaya jidhka.
Marka laga hadlayo dadka, da'da waa isbedelka ku yimaada jidhka qofka intii wakhti ah,[1] taasi oo ugu dambeynta keenaysa isbedel ku yimaada muuqaalka jidhka, fikirka, shaqada, awooda iyo dhaqanka bulsho ee qofkaasi.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Global AgeWatch Statistics on population ageing and life expectancy
- HelpAge International and UNFPA (2012). Ageing in the 21st Century – A Celebration and A Challenge. Archived Luuliyo 29, 2016 // Wayback Machine
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Bowen, Richard L.; Atwood, Craig S. (2004). "Living and Dying for Sex". Gerontology. 50 (5): 265–90. doi:10.1159/000079125. PMID 15331856.
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
