Duqa magaalada
Appearance
| Qeyb ka mid ah Silsiladda Taliska iyo maamulka dawladda |
| Maamulka |
|---|
| Fullinta |
| Dawlad |
|
|
|
| Nidaam dawladeed |
|
| Noocyo kale |
| Portalka Siyaasadda |
Duqa magaalada (Af Ingiriis : Mayor; Af Carabi: عمدة; loogu dhawaaqo: /ˈmɛər/ ama /ˈmeɪər/, asal ahaan ka timid erey Latino maior [majˈjɔr], macnaheedu yahay "wax weyn") waa sarkaalka ugu sareeya xafiiska dowlada hoose ee magaalo, caasimad ama deegaan kale leeyahay.
Sidoo Kale Fiiri
- Badhasaab (Gudoomiya Gobol)
- Xoghaye
- Dowlad Hoose
- Golaha Deegaanka