Boqortooyo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Boqortooyo waa Qoys, taariikh leh, oo amar ku bixiso Dawladdaha. Boqortooyada waxay ka sareysaa Madaxda. Wadamada qaarkood waxayna leeyihiin Boqortooyo. Sida wadamada carabta, afrikada, yurubiyaanka, ama aasiyaha. Laakiin waxaa ka badan Kuwa madaxda leh. Wadamada Boqortooyada haysto, waxay leeyihiin ra'iisul wasaare, oo hogaamiyo wadanka. Badanaa Boqortooyada, masoofaragashato wadanka ciidankiisa ama dhinaca dhaqaalaha. Waa qoys degen.