Qoys

Ka Wikipedia

Qoys (Af Carabi : arAf-Taliyaani : famiglia Af Ingiriis : family) waa dad ka kooban dhowr qof, ugu yaraan labo qof (seey iyo xaas), kuwaas oo hal aqal wada degan. Qoysku waa waalid (hooyo iyo aabo), aboowe iyo abaayo (ubadka), ilmaha, ciyaalka, caruurta iyo dad qaraabo ah oo hal meel ku wada nool.

Qoys

Xubanaha Qoyska
SeeyOori
HooyoAabo

IlmoWalaal
AbooweAbaayo

Balaadhinta Qoyska

Ilmo adeerIlmo abti
AdeerAbti
EedoHabaryar
AwooweMocooyo
AbkowAyeeyo

Waalidka Kowaad

HooyoAabo

Waalidka Labaad

AdeerAbti
EedoHabaryar

Waalidka Sadexaad

AwooweMocooyo
AyeeyoAbkoow

Waalidka Afaraad

SodogSodoh

Walaalaha Kowaad

AbooweAbaayo

Walaalaha Labaad

Ilmo adeerIlmo abti
Habarwadaag

Walaalaha Sadexaad

SeediDumaashi

Kuwa reerka ka tirsan waa inay isjeclaadaan. Nimanka waa inay xilkooda fuliyaan. Ninku waa inuu naagtiisa jeclaado. Ninku ma ahan inuu naagtiisa xumeeyo. Nimanka waxaa saaran xilka masruufka reerkooda. Naagtu waa inay ninkeeda ixtiraamto. Waalidku waa inay carruurtooda sharciyada Ilaahay ku koriyaan. Yehowah wuxuu rabaa inay carruurtu jawi jacayl badan ku koraan.

Xadgudubka qoyska waxaa la yidhaahda qoystakoor.

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]