Seey

Ka Wikipedia

Seey ama Sowj (carabi: زوج taliyaani: marito ama sposo ingiriis: husband amxaari: ባል) waa ninka iyo aabaha qoyska. Seeygu waa ninka qaba naagta xaaska ah isla markaana aabaha u ah caruurta, ilmaha iyo ciyaalka reerka.

Ninku waa inuu naagtiisa jeclaado. Ninku waa inuu reerkiisa hoggaamiyo. Ninku ma ahan inuu naagtiisa xumeeyo. Sinaysiga qofka xaaska ah waa wax xun. Ninka hal naag keliya buu qabi karaa, naagtuna hal nin keliya bay qabi kartaa.

Xubanaha Qoyska
SeeyOori
HooyoAabo

IlmoWalaal
AbooweAbaayo

Balaadhinta Qoyska

Ilmo adeerIlmo abti
AdeerAbti
EedoHabaryar
AwooweMocooyo
AbkowAyeeyo

Waalidka Kowaad

HooyoAabo

Waalidka Labaad

AdeerAbti
EedoHabaryar

Waalidka Sadexaad

AwooweMocooyo
AyeeyoAbkoow

Waalidka Afaraad

SodogSodoh

Walaalaha Kowaad

AbooweAbaayo

Walaalaha Labaad

Ilmo adeerIlmo abti
Habarwadaag

Walaalaha Sadexaad

SeediDumaashi