Ingiriis (luqad)

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
EN (ISO 639-1)
Anglospeak(800px).png

Afka ingiriiska waa luqad looga hadlo dhowr wadan waxeeyna tahay luqod caalamka aad looga xishmeeyo. Asal ahaan Afka ingiriiska wuxuu ka yimi luqadda Afka Laatiiniga, waxaana lagu alifey wadanka Ingiriiska. Fiditaanka uu Afka ingiriiska ugu fidey dunida waxaa sabab u ah gumeysigii Ingiriisku uu ku gumeystey dunida barkeeda kala bar. Mar walba oo uu wadan gumeysto, Ingiriisku wuxuu ka dhigi jirey afkiisa afka dawladda iyo tan barida.

Wadama lagaga hadlo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Booqo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]