Ingiriiska
Heesta qaranka: /> |
|||
Magaalo madax | London 51°30′N 0°7′W / 51.500°N 0.117°W | ||
Magaalada uguwayn | caasimad | ||
---|---|---|---|
Luuqada qaranka | Af-Ingiriis | ||
Luuqado kale | Kornish | ||
Qaybaha qoomiyedaha (2011) |
|
||
Dadka | Ingiriis | ||
Xukunka | Qeyb ka ah boqortooyo | ||
La soo xulay | |||
- | Anglo-Saxon | qarnigii 5aad–6aad | |
- | Midoow | Qarnigii 10aad | |
- | Midowgi Iskotland | 1 May 1707 | |
Baaxad | |||
- | dhulka | 130,279 km2 [2] 50,301 sq mi |
|
Tirada dadka | |||
- | 2015 qiyaasta | 54,786,300 ([3]) | |
- | 2011 Tirakoob | 53,012,456 | |
- | Mugga Dadka | 420.5/km2 1,089.1/sq mi |
|
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2009 estimate | ||
- | Guud ahaan | $3.78 Trillion | |
- | Calaa qof | $50,566 | |
Patron saint | Saint George |
Ingiriiska (Af Ingiriis : England; Af Carabi : ar) waa gobolka ugu wayn Midowga boqortooyada Britan Waxey xuduud la leedahay iskotland oo ay xaga waqooyi xuduud ka wadaagan, dhanka galbeedna waxa ay xuduud ka wadaagaan wels iyo bada Ireland goobta hada loo yaqaano ingiriisku waxa uu ka koobmay dhaqamo iyo qoomido badn waxana uu taariikh soo jireena leeyahay ilaa 35.000 oo sano laakiin marka la eego magaca ingiriis asal ahaan waxa uu kayimi mid kamida qabiiladihii dagay halkaas ee katagay wadamada waqooyiga yurub somali ahaana magacan marka lagu dhawaaqayo waxa uu noqon karaa (ingiriiska) ee maaha in la odhan karo ingiriis waayo taasi waxa ay sheegaysaa luqada ingiriisku waxa uu dawlad midaysan noqday sanadii 927 taariikhda miilaadiga xiligii horu marka iyo warshada oo bilaabmay qarnigii 15aad waxa uu ingiriisku caalamka ku yeeshy raad dhaqan iyo mid cilmi iyo mid shaqo oo aad u wayn luqada ingiriisaga sharciga ingiriiska oo ah mid maanta meelakasta laga isticmaalo waxa ay ka imaadeen wadanka ingiriiska daka kunool ingiriiska tiradoodu waa ilaa 51 milyon waa 84% dadka kunool boqortooyada midawday ama uk dawladan ingiriisku waxa ay lamidawday dhamaan boqortooyooyinka kale ee uk sanadii 1800 o ay la bexeen magaca Great Britain.
Xiliyada aadka u fogfog
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kadib markii ay romanku kabexeen ingiriiska waxa ay noqotay mid halis u ah weeraro ay kusoo qaadan saksonku Saxons dola dad ingiriiska waxaliilka ugudhaw ee la odhankaro waxa ku noa ay noqon kartaa 780,000 kun kahor lafaha dadeed ee ugu dada wayn ee ingiriiska laga helay waxa lagu qiyaasay in ay jiree 500,000 oo sano waxa kale oo la ogyahay in ingiriisku uu yahay meel ladagi karayaya xiligii dhagaxa amaba xiligii aanu dadku aqoon dhagax mooyee wax kale.
Qarniyadii dhexe
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kadib markii ay kabexeen ciidamadee roomaanku ingiriisku waxa uu baylah u noqday weeraro ay kusoo qaadan saksonku Saxons kuwaas oo ka imanayya wadamada waqooyiga yurub taasi way dhacday oo waxa kusooduulay xiligaas ciidamo kayimi ama dad ah kuwa looyaqaano saxons oo qaar iyana kayimi wadamada iskandaneefiyanka hada looyaqaano inkastoo aan wax sidaas usii badan oo cadaymaa lagahayn ahada. Waxa lahayaa qoraalo aad iyo aad u yar oo xiligaas kahadalay awaxaana xiligaas looyaqaana xiligii madoobaa.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ 2011 Census: KS201EW Ethnic group: local authorities in England and Wales, Office for National Statistics, 18 April 2014
- ↑ Region and Country Profiles, Key Statistics and Profiles, October 2013, ONS. Retrieved 9 August 2015.
- ↑ Population Estimates for UK, England and Wales, Scotland and Northern Ireland: mid-2015
Dalalka Yurub | |
---|---|
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |