London

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 51°30′26″N 00°07′39″W / 51.50722°N 0.12750°W / 51.50722; -0.12750

London
london

London waa caasimada dalka Midowga boqortooyada Britanwaana magaalada uguwayn wadankaas. Waxa ay kutaalaa amaba dhexmara Wabiga Thames. Waxa ay kutaalaa koofurta Ingiriiska. Waxaa kunool dad gaadhaya ilaa 7.5 milyan oo qof. Marka lagudaro dadka hareeraha London kunool waxa ay tirado noqonayasaa ilaa 12,599,561 oo qof. Waa magaalda uguwayn midawga yurub, waana mid kamida goobaha ugu muhiimsan syaasad ahaan iyo dhaqaale ahaan caalmaka. Waxa kuyaala magaalada jaamcado iyo guryo dhaqameedyo, masraxyaal iyo goobo dhaqan oo aad u waawayn. Waxaa xafiisyo kuleh ururo badan oo caalami ah.