Xaas
Muuqaal
Xaas (taliyaani: moglie ama sposa) Waa naagta iyo hooyada qoyska. Xaaska waa naagta uu qabo ninka Seeyga ah isla markaana waa hooyada caruurta, ilmaha iyo ciyaalka reerka.
Naagtu waa inay ninkeeda ixtiraamto. Sinaysiga qofka xaaska ah waa wax xun. Ninka hal naag keliya buu qabi karaa, naagtuna hal nin keliya bay qabi kartaa.