Category:Qoys
Appearance
Qoys
Qoys (ingriis: family) waa dad ka kooban dhowr qof, ugu yaraan labo qof (seey iyo xaas), kuwaas oo hal aqal wada degan. Qoysku waa waalid (hooyo iyo aabo), aboowe iyo abaayo (ubadka), ilmaha, ciyaalka, caruurta iyo dad qaraabo ah oo hal meel ku wada nool.
Qoraalo La Mid Ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qeybaha hoose
Qeybtaan waxaa ku jirto 3 oo ah qeybaha hoose waana 3 oo dhamaantood ah.
Bogagga ku jira qeybta "Qoys"
waxaa meeshaan ku jira 18 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 18 gud ahaan.