Abaayo
Appearance


Abaayo (Af Ingiriis : sister) ama walaasha waa qof oo dhalasho wadaag ku la ah ee dhedig ah.
Walaasha ama abaayaha waa gabadha kula dhalatay ee waalidkaa dhalay (hooyo iyo aabo). Abaayo waa qofta dhedig ee aad wada dhalateen, laga yaabaa in xaga hooyada aad walaal ka tihiin ama dhanka aabo aad dhiig ka wadaagtaan.
Abaayo waxaa lid ku ah aboowe.