Jump to content

Siil

Ka Wikipedia
Siilka Aadanaha.
Siilka dad ah

Siilka (ingiriis: vagina), waa waaxda saldhiga u ah samaynta ilmaha jidhka dadka iyo xayawaanka oo dhedig ah. Dhanka tarmidda, dhismaha siilka, wuxuu ku habboon yahay, xubnaha ragga ee ah guska waqtiga biyo-baxa.

Siilka wuxuu ka mid yahay saxaaxda dumarka. Suurtagalka siilka waa dhalasho iyo wasmo.

Siilka aadanaha iyo naasleyda kale waxay midhadhaliyaan walxo loo yaqaano axalka siilka.

Sii eeg