Saxaax

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Saxaaxda ragga
Saxaaxda dumarka

Saxaaxda (af-ingiriis: "genitalia" ama "private parts") waa xubnaha jidhka oo loo isticmaalo kaadi iyo galmo. Saxaaxda dumarka iyo gabdhaha waa siil. Saxaaxda ragga iyo wiilasha waa gus iyo xiniinyaha.