Kaadi

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Kaadi oo dhalo ku jira.

Kaadi waa dareer oo u muuqataa biyo jaalle ah, bixitaanka ka timaada saxaaxda naasley. Ragga wuxuu ka yimaada guska, iyo dumarka wuxuu ka yimaada siilka.