Xiniinyo oo hoos u laalaadeen waqtiga kulaylka
Xiniinyaha (ingiriis testicles) wa qyeb laga helo jirka raga iyo xoolaha labood ah. Xiniinyaha biniaadan indhaha mala gu arki karo - sababta ah wexey gudaha ku jiraan maqaar oo boorso yar uu eg. Ujeedada xiniinyaha waxa weyaan iney manida sameeyaan.