Galmo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan isku-tega labka iyo dhediga noolaha.
Manida (shahwada) oo galaysa ugxaanta
Xasharaad galmoonaya

Galmo, Wasmo (ingiriis: sex; carabi: جنس) waa iskutega labka iyo dhediga noolaha si ay u tafiirmaan isla markaana u raaxeystaan. Tafiiranka galmada waxaa ka mid ah marka ay isgaadhaan manida (shahwada) raga iyo ukunta dumarka, taasi oo suurta-gelisa abuuranka unugyo cusub oo farsamaha Ilaahay ku noqda nolol.