Xoghaye
Appearance
| Qeyb ka mid ah Silsiladda Taliska iyo maamulka dawladda |
| Maamulka |
|---|
| Fullinta |
| Dawlad |
|
|
|
| Nidaam dawladeed |
|
| Noocyo kale |
| Portalka Siyaasadda |
Xoghaye (Af Ingiriis : secretary; Af Carabi: أمانة (منصب)) waa qof shaqadiisu tahay caawinta xafiis maamul, sida xafiis dowlo, golle, wasaarad, shirkad iyo wixii la mid ah. Qofka noqonaya xoghayntu waa mid aqoon iyo xirfad fiican u leh maamulka, isgaadhsiinta, wax xafidida iyo noocyo kale oo aqoon ah.[1][2][3]
Masuuliyada iyo Shaqada
Guud ahaan xoghayntu waa noocyo badan oo kala duwan laakiin dhamaan iskugu soo biyo shubanaya maamul iyo xog ururin. Sida caadiga ah, xoghaynta waxaa ku jirta fiirinta iyo ururinta dhamaan dhokumentiyada, xidhiidhinta dhinacyada kala duwan ee ku xidhan shaqada, wax qorid badan, iyo soo werin.
Jagooyinka ugu caansan
Darajada xoghayntu waa kala duwan tahay oo kala qiimo iyo mishahar badan tahay. Kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:
- Xoghayaha dowlada: wadanada qaar sida Maraykanka xoghayuhu wuxuu u dhigmaa wasiir.
- Xoghayaha wasaaradaha: wasaaradaha kala duwan iyo xafiisyada dowladaha dhamaan wexeey leeyihiin jago xoghayn ah.
- Xoghayaha shirkad: oo ah xubin ka mid ah maamulka guud ee shirkadaasi.
Sidoo Kale Fiiri
- Badhasaab (Gudoomiya Gobol)
- Xoghaye
- Dowlad Hoose
- Golaha Deegaanka
Tixraac
- ↑ "Secretary Job Information | National Careers Service". Nationalcareersservice.direct.gov.uk. 27 January 2012. Retrieved 3 February 2014.
- ↑ Robert, Henry M.; et al. (2011). Robert's Rules of Order Newly Revised (11th ed.). Philadelphia, PA: Da Capo Press. pp. 458–460. ISBN 978-0-306-82020-5.
- ↑ Robert III, Henry M.; et al. (2011). Robert's Rules of Order Newly Revised In Brief (2nd ed.). Philadelphia, PA: Da Capo Press. pp. 142–151. ISBN 978-0-306-82019-9. Archived from the original on 2017-08-16. Retrieved 2016-08-08.
{{cite book}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)