Dowlad Hoose

Ka Wikipedia
Xafiis dowlad hoose.
Maabka xafiisyada Dowlada Hoose ee wadanka Slovenia.

Dowlad Hoose (Af Ingiriis : municipality; Af Carabi : ar‎) waa nidaamka qeyb ka mid ah dowlad meeli leedahay gaar ahaan deegaanada magaalooyinka iyo casimadaha. Dowlada hoose ee degmo, magaalo ama caasimad waa maamulka hoose ee deegaankaasi kaasi oo laga soo doorto isla deegaankaasi isla markaana la shaqeeya dowlada dhexe iyo dowlada sare.[1]

Sida caadiga ah, dowlada hoose waxay ka kooban tahay tiro dad ah oo loo yaqaano "Golaha Deegaanka", saraakiil, xisaabiye, xoghaye iyo gudoomiyaha oo loo yaqaano Duqa magaalada.

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac