Caasimad

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan caasimadaha. Maqaalo la mid ah fiiri magaalo.
Haku khaldin "magaalo madax"
caasimada wadanka Soomaaliya ee Muqdisho.
Caasimada dalka Maraykanka.
Tampere, caasimada wadanka Finland

Caasimad (ingiriis: city; carabi: مدينة) waa deegaan aad u balaadhan oo dad iyo duunyo ku dhaqan yahay. Sidoo kale, marar badan ereyga caasimad wuxuu u taagan yahay magaalada saldhiga u ah dowlada wadankaasi ama maamulkaasi tusaale ahaan caasimada Archived Luuliyo ama Luulyo 22, 2021 // Wayback Machine dalkeena hooyo ee Muqdisho. In kastoo, qaarada Afrika caasimadu tahay kaliya magaalada ugu weyn deegaankaasi, wadanada reer galbeedka ahi caasimad waxay u yaqaanaan deegaan aad u baladhan, leh dowlad hoose, dhaqaale fiican, isla markaana ay ku dhaqan yihiin dad faro badan.

Lower Manhattan from Jersey City November 2014 panorama 1