Golaha Guurtida Somaliland
Appearance
House of Elders Golaha Guurtida | |
|---|---|
| Type | |
| Type | Upper house |
| History | |
| Founded | 1988 |
| Leadership | |
Speaker | Suleiman Mohamoud Adan since August 28, 2004 |
| Structure | |
| Seats | 82 members |
Length of term | 5 years |
| Meeting place | |
| Hargeisa | |
| Website | |
| www.govsomaliland.org/hoe | |
| Footnotes | |
| Golaha Guurtida Somaliland on Facebook | |
|
Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland House of Elders; Af Carabi: أرض الصومال برلمان) waa gole ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, golaha odoyaasha waa "Golaha Sare" ee wadanka kaasi oo ka kooban 82 oday oo laga soo xulay beelaha Somaliland.[1]
Shaqada ugu muhiimsan ee golahani waa ilaalinta iyo xalinta nabada wadanka; sidaas ay tahay waxay sharci ahaan ansixiyaan ama ka soo horjeestaan sharciyada ay soo bandhigaan Golaha Wakiilada.
Golaha Guurtida Somaliland waxaa xarun u ah caasimada Hargeysa, waxaana gudoomiye u ah Saleebaan Maxamuud Adam "Saleebaan Nuur".
Sidoo kale fiiri
Linkiyo kale
Tixraac
- ↑ "Somalia: Parliament Votes to Attend Conference in London". Garowe Online. 02-05-2012. Retrieved 20 July 2012.
{{cite web}}: Check date values in:|date=(help)