Madaxweyne ku xigeenka Somaliland

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Somaliland

Jagada Madaxweyne ku xigeenka Somaliland (Af Ingiriis : Vice President of Somaliland) waa darajada labaad ee ugu sareeysa maamulka dowlada. Madaxweyne ku xigeenku waa qofka buuxinaya kursiga Jagada Madaxwaynaha hadii meesha ka baxo madaxweynuhu.

Liiska madaxweyne ku xigeenka Somaliland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaca Xilka qabtey Xilka ka tegay Faalo
Xasan Ciise Jaamac June 1991 May 1993
Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur May 1993 May 1995 [1]
Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax May 1995 February 1997 [2]
Dahir Riyale Kahin February 1997 May 2002 Qabtey Jagada Madaxwaynaha
Axmed Yusuf Yasin 2002 July 2010
Cabdiraxmaan Saylici July 2010 Hada xilka haya [3]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maqaalo kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]