Saldanadi Ifat

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Saldanadi Ifat

1285–1415
The Sultanate of Ifat.png
Deegaanada ka talineysay qarnigii 14aad.
Xarunta Saylac, Somaliland
Luuqada Af-Soomaali, Af-Harari, Af-Carabi, Af-Cafari
Af-amxaari
Diinta
Islaam
Dowladda Boqortooyo
Suldaan Hogaamiye
Taariikh  
• Aasaasay
1285
• Burburtey
1415
ISO 3166 code [[ISO 3166-2:Template:ISO 3166 code|Template:ISO 3166 code]]
Preceded by
Succeeded by
Saldanadi Showa
Saldanadii Cadal
Maanta qeyb ka ah  Djibouti
Flag of Eritrea.svg Eratareya
 Ethiopia
 Somaliland

Saldanadi Ifat (Af Ingiriis : Sultanate of Ifat; Af carabi: سلطنة عفت) (sidoo kale loo yaqaanay Boqortooyada Ifat) waxay aheyd boqortooyo ka talin jirtay deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika wakhtiyadii udhexeeyay qarnigii 13aad ilaa qarnigii 15aad.[1][2][3]

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Saldanada Ifat waxay ahayd maamul boqortooyo Islaami taasi oo ay maamuleysay Boqortooyadii Walashma. Magaalada qadiimiga ah ee Saylac ayaa saldhig u ahayd saldanada oo ka talinjirtey waqooyiga Soomaaliya, meelo ka mid ah dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. In kastoo boqortooyadu ka bilaabantey magaalada taariikhiga ah ee xuddunta u ahayd ee Saylac waxay saldhigyo waaweyn ku lahayd magaalada Harare iyo nawaaxigeeda.

Sidoo kale Fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. The Editors of Encyclopædia Britannica (1998). Ifat: historical state. Encyclopedia Britannica. Retrieved 2017-01-16. 
  2. J. Gordon Melton and Martin Baumann, Religions of the World, Second Edition: A Comprehensive Encyclopedia of Beliefs and Practices, page 2663
  3. Asafa Jalata, State Crises, Globalisation, And National Movements In North-east Africa page 3-4