Shimbiris
Buurta Shimbiris (sidoo kale loo yaqaano Shimbibiris) waxaa ay dhacdaa Waqooyiga Soomaaliya gobolka Sanaag. waana meesha ugu dheer Soomaaliya. Buurta dhirirkeeda waa 2,460 mitir, waxayna kamid tahay buuraha Cal Madow. buurta shimbibiris waa fiinta ug sareysa dalka somaliya waxayna badda kasareysa 2,407M waxayna kutaal meel udhow ceerigaabo ee gobalka sanaag.