Jump to content

Dhulka Biritishka ee Somaliland

(Waxaa laga soo toosiyay British Somaliland)

9°33′N 44°4′E / 9.550°N 44.067°E / 9.550; 44.067

British Somaliland Protectorate
Maxmiyada Biritish Somaliland
1884–1940
1941–1960
Heesta qaranka: "God Save the Queen"
Goobta uu ku yaalo Dhulka Biritishka ee Somaliland
XaaladdaBoqortoyada majertenia oo la asasay 1800

Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021

Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer
CaasimaddaHargeisa
Luuqadaha caadiga ahSomali, Arabic, English
Diinta
Islam
Governor 
 1884–1888 (first)
Frederick Mercer Hunter
 1959-1960 (last)
Douglas Hall
Aasaaskii
Taariikhda 
 British control over former Egyptian administration
1884
 Protection treaties
1886
 Somali Coast Protectorate
20 July 1887
1900-1920
3 August 1940
8 April 1941
26 June 1960
1 July 1960
Bedka
1904[1]155,399 km2 (60,000 sq mi)
Dadka
 1904[1]
153,018
LacagtaRupee
(1884–1941)
East African shilling
(1941–1962)
Maanta waa qayb ka mid ah Somaliland

British Somaliland Protectorate ama (Maxmiyada Ingiriis ee Somaliland Af Carabi: الصومال البريطاني) waxa ay ahayd dawlada kuxigeenka ee Xeebta Soomaaliyeed ee Masar. Waa na mustacmarad hore oo katirsanayd Midowga boqortooyada Britan waxa ay kutaalay Geeska Afrika. Kadib markii ay madax banaanideeda qaadatay waxa ay lamidawday somalilada qaybtii taliyaanigu gumaysan jiray. Gobolkani wuxuu madaxbanaanida ka qaatey gumeystihii Ingiriiska 26 Juun 1960kii maalintaasi oo ah Maalinta Xoriyada Somaliland

Ilaalinta Xeebta Soomaalidda ee Ingiriis

Heshiiskii gumeysiga
Xuduudkii Ingiriiska iyo Daraawiishta

Qarniyadii dhexe waxa ay ahayd boqortooyo awood aad usaraysa leh oo la odhan jiray Saldanadii Cadal bilawgii qarnigii 19aad ayay ingiriisku qabsadeen xeebaha wadankan.laakiin ingiriisku si fiican gacanta ugumaydhigin ilaa ay kala wareegeen masar oo markaas gacanta kuhaysa dagaalkii labaad ee dunida waxa Dhulka Biritishka ee Soomaaliya ay gacanta u gashay ciidamada taliyaaniga ilaa ingiriisku ay markale dib u qabsadeen.waxa ay madaxbanaanida qaadatay 26-06-1960 maalmo kadib waxa ay lamidawday dadka somaliyeed qaybtii taliyaanigu gumaysan jiray sanadii. 1991 waxa ay dib ulasoo noqotay madaxbanaanideeda (Eeg Somaliland)

Xigasho

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. 1 2 "Census of the British empire. 1901". Openlibrary.org. 1906. p. 178. Retrieved 26 December 2013.