Jagada Madaxwaynaha Somaliland

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Madaxweyneyaashii Somaliland)
Jump to navigation Jump to search
Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Somaliland
Emblem of Somaliland.svg
Astaanta Qaranka
Hadda xilka haya
Siilaanyo

Laga soo bilaabo 7.27.2010
Xarunta Somaliland
Muddada xilka 5 ila 7 Sano
Xilka soo bilaabay Cabdiraxman Axmed Cali Tuur
La aas aasay May 18 1991
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Somaliland

Madaxweyneyaashii soomaray dalka Somaliland.

Madaxdii somaliland Oo ay kujiraan madaxdii dhimatay ilaahay ha u naxariistee

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland (1991-ilaa iyo haatan)

Xilka qabtay Sawir Jagada Xisbi Notes
28 May 1991 to 16 May 1993 Tuur.jpg Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur, President SNM
16 May 1993 to 3 May 2002 Mohammed Haaji Ibrahim Cigaal.jpg Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, President SNM/UDUB Died in office.
3 May 2002 to 27 July 2010 Daahir Rayaale Kaahin, President UDUB
27 July 2010 to Present Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo - Chatham House 2010.jpg Siilaanyo, President KULMIYE

Waxqabadka

Madaxda Soo martay Jagada madaxwaynaha ee Somaliland waxaa la odhan karaa waa qaar kasiman wax qabad iyo muwaadininimo aad iyo aad u balaadhan.

Doorashaddii ugu danbaysay

Doorashaddii ugu danbayasay ee kadhacada somaliland waxa ay dhacday 2010kii waxa ku guulaystay Mdaxwayne Siilaanyo jagada madaxwaynanimada Somaliland waxa doorashadeeda loodareeraa shantii sanaba mar.