Golaha Wakiilada Somaliland
Appearance
House of Representatives Golaha Wakiilada مجلس النواب Majlis al-Nuwaab | |
|---|---|
| Type | |
| Type | Laba Gole |
| History | |
| Founded | 1991[1] |
| Leadership | |
Speaker | Yaasiin Mohamed xiir Faratoon since August 6, 2017 |
| Structure | |
| Seats | 82 members |
Political groups | UDUB (33) KULMIYE (28) |
Length of term | 5 years |
| Elections | |
Last election | 2005 |
Next election | 2021 |
| Meeting place | |
| Hargeisa | |
| Website | |
| somalilandparliament.net | |
| Footnotes | |
| Golaha Wakiilada Somaliland on Facebook | |
|
Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland House of Representatives; Af Carabi: مجلس النواب صوماليلاندي) waa gole ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, golaha Wakiilada waa "Golaha Hoose" ee wadanka kaasi oo ka kooban 82 xubnood oo laga soo doortay Gobolada Somaliland.[2]
Guud Ahaan
Golaha Wakiilada ee maanta ka shaqeeya wadanka Somaliland waxay sameeysmeen doorashadii Baarlamaanka Soomaaliland ee sanadkii 2005. Intaas waxaa dheer, in golahani ka kooban yahay 82 xubnood kuwaasi oo ka soo jeeda gobolada wadanka oo dhan.