Liiska Xisbiyada Siyaasadda Somaliland
|
Jamhuuriyada Somaliland waxaa ka jira nidaam xisbi siyaasad badan kuwaasi oo utartama xilka dowlada. Sida ku xusan sharciga dastuurka Somaliland ka jira sadex xisbi siyaasad kaliya.[1]

Xisbiyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Xisbiga Kulmiye (Kulmiye Nabad, Midnimo iyo horumar), xisbiga wadanka ka taliya maanta 2020 kaasi oo hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi.
- Xisbiga UCID (Ururka Caddaalada iyo Daryeelka). Waxaa xisbigan hogaamiya Faysal Cali Waraabe.
- Xisbiga Wadani (Wadani) kaasi oo hogaamiyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi (Cabdiraxmaan Cirro).
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tan iyo wakhtigii dadka Soomaalidu qaateen xoriyada waxaa jiray xisbiyo siyaasadeed. Sanadkii 1969kii ayaa waxaa talada wadanka la wareegay Golaha Sare Kacaanka (SRC) kuwaasi oo dhowr nooc oo xisbiyo ah soo bandhigay; sida Xisbigii Kacaanka Hantiwadaaga. Si kastaba ha ahaatee, waxaa wadanka Soomaaliya ugu horeeyay Xisbiga SYL, kuwaasi oo ahaa xisbigii la dagaalamay gumaystihii wadanka.[2]
Markii Jaale Siyaad Barre la wareegay talada wadanka, waxaa meesha ka baxday dhamaan xisbiyadii bulshada ee madaxa banaanaa, wakhtigaasi oo wadanka Soomaaliya iskubedelay nidaamka shuuciyada[3] ee laga keenay wadanka Ruushka iyo Shiinaha. Ka dib, markii uu dhacay dagaalkii sokeeye ee wadanka sanadkii 1991kii ayaa waxaa meesha ka baxday dhamaanba nidaamkii dowladnimo ee wadanka Soomaaliya.[4] Si kastaba ha ahaatee, dadaalo badan oo dawlad dhisid ah ka dib waxaa Soomaaliya dib uga soo noolaaday nidaamka xisbiyada kuwaasi oo ilaa maanta daciif ah.[5]
C/Qaasim
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Salaad Xasan
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Maqaalo kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Xisbiga KULMIYE Archived Oktoobar 18, 2018 // Wayback Machine
- Somali Political Parties Archived Sebteembar 29, 2011 // Wayback Machine
- Elections in Somalia
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Somaliland's constitution limits the number of political parties to three.
- ↑ Metz, Helen C. (ed.) (1992), "Coup d'Etat", Somalia: A Country Study, Washington, D.C.: Library of Congress, retrieved October 21, 2009
{{citation}}:|first=has generic name (help). - ↑ Peter John de la Fosse Wiles, The New Communist Third World: an essay in political economy, (Taylor & Francis: 1982), p. 279 ISBN 0-7099-2709-6.
- ↑ Central Intelligence Agency (2011). "Somalia". The World Factbook. Langley, Virginia: Central Intelligence Agency. Archived from the original on 2016-07-01. Retrieved 2011-10-05.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Somalia: UN Envoy Says Inauguration of New Parliament in Somalia 'Historic Moment'". Forum on China-Africa Cooperation. 21 August 2012. Retrieved 24 August 2012.