Taariikhda Badmareenka Soomaalida
Appearance
- Kani waa maqaal ku saabsan dadka Soomaalida badmareenka ah.
- Haku khaldin "Baxaariga Soomaaliya"
Qeyb ka mid ah silsilada |
Dhaqanka Soomaaliya |
---|
Dhaqanka |
Bulshada |
Diimaha |
Luuqada |
Siyaasad |
Taariikhda Badmareenka Soomaalida (Af Ingiriis : Maritime History of Somalia) waa taariikhda dadka baxaariga ee u dhashay ama asal ahaan ka soo jeeda wadanka iyo dadka Soomaalida.[1] Sida lagu sheegay buugaag badan oo taariikhi ah, dadka Soomaalida ahi waxay tan iyo wakhtiyo hore ahaayeen kuwo ku safra badaha waaweyn ee caalamka, ayagoo u socdaalaya sababo kala duwan, sida ganacsi, aqoonraadis, dalxiis, iyo kuwo kale.
Boqortooyooyin badan iyo maamulo ka soo jiray gayiga Soomaaliya ayaa waxay dhiseen noocyo badan oo maraakiib, doonyo iyo qalab lagu safro. Kuwa ugu caansanaa waxaa ka mid ah:
- Dekeda Saylac: oo lagu qiyaasay ineey jirtey in ka badan kun sano.
- Reer Xamar: ganacsatada reer Muqdisho ee u kala safri jirtey Soomaaliya iyo Hindiya.</ref>[2]
Muuqaalo
Caddayn
Linkiyo Banaanka
- Bclub19
- Markacadey Archived Diseembar 19, 2013 // Wayback Machine
- Somali Music
- Interview About Somali Music
- Sawiraan Kabanka Soomaalida iyo Masa Archived Diseembar 20, 2007 // Wayback Machine
- Oud Cafe
- shanqadha kabanka
Tixraac
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |